Thursday, December 11, 2014
Xadiiska Koowaad Arbaciin
AL-ACAMAAL BINIYAAT
Waxaa Laga wariyey Amiirkii Mu'miniinta Xafsa Aabeheed Cumar Ibnu Khadaab inuu yidhi waxaan maqlay Rasuulka oo leh :-
" Acmaal Dhamaanteed NiyadayKasoo Go'daa, QOFKASTAANA wixii uu niyoodo ayuu helaayaa, Qofkii uu Hijdiisu noqto Alle & Rasuulkiisa(scw) Hijradiisaasu Alle & Rasuulkiisa Ayuun bay u ahaanaysaa, Qofkii u Hijrooda Aduunyoinuu helo ama Gabadhinuu soo guursado Hiradiidu wixii uuuhiroodayayuun buu ahaanaayaa"
marka Walaal HIJRO waxaa weeye " Wadan Gaaloo laga tago oo Wadan Muslim Latago"
Marka Hadii Aad Ku Dhex cibaadaysan Kariwayso Wadankaas Waa Inaad Isooga Baxdaa Oo Wadan Aad Cibaadadaada Kugudan karto tagtaa.
Subscribe to:
Posts (Atom)