Wednesday, November 26, 2014

Tafsiirka Quraanka Suuratul An-Nass

<><> Casharkeena Koowaad <><> <> <>Surada An-Naas No114<><> Waa Suurah Makiyah () Waxaan Kubilaabi Suurada Alle Magiciis , Allihii Naxariis Guud & Naxariis Gaar ahaaneedba naxariisanayey () {1} Dheh Muxammadow Waxaan Magan Galey Rabbigii Dadka {2} Boqorkii Dadkani Maamulayey {3} Illaahii Dadka Laakiin Maxaan Kamagan Galay ? {4} Kiiwax Waswaasinayey Sharkiisa Ayaan Kamagan Galey {5} kii Was-waasinayey Qalbiga Dadka {6} Kaasi oo Jin & Dadba Leh <> Sharaxa Suuradani Ayaa Ah <> Waxaad Halkani Kafahmaysaa Inabiga Laleeyahay Ilaahay Kamagan Gal Shayaadiinta Kuwa Insi & Kuwa Jinba Ufiirso Xadiiskan:- " Maalin Maalha Kamid ah ayaa Wuxuu Nabigu yidhi Mid Idinka Idinkamid Ahi Majiro Ilaa waalaraaciyey Shaydaankii Loowakiishay, Markaasaa Lawaydiiyey Adigana ? Wuxuu Yidhi Haa Bas Aniga Wuxuu Alle Iigu Gargaaray Kaygii Waa Muslimay Oo Khayr Mooyee Waxkale Ima Farayo " Intaasaan Kujoojinaynaa Casharkeena Inta Aan Iskaga Imaanayno Casharkeena Dambe oo ah Suurada Al-Falaq No.113 Wasalalaahu wasalama Calaa Sayidinaa Muxammad(scw)