Wednesday, November 26, 2014
Tafsiirka Quraanka Suuratul An-Nass
<><> Casharkeena Koowaad <><>
<> <>Surada An-Naas No114<><>
Waa Suurah Makiyah
() Waxaan Kubilaabi Suurada Alle Magiciis , Allihii Naxariis Guud & Naxariis Gaar ahaaneedba naxariisanayey ()
{1} Dheh Muxammadow Waxaan Magan Galey Rabbigii Dadka
{2} Boqorkii Dadkani Maamulayey
{3} Illaahii Dadka
Laakiin Maxaan Kamagan Galay ?
{4} Kiiwax Waswaasinayey Sharkiisa Ayaan Kamagan Galey
{5} kii Was-waasinayey Qalbiga Dadka
{6} Kaasi oo Jin & Dadba Leh
<> Sharaxa Suuradani Ayaa Ah <>
Waxaad Halkani Kafahmaysaa Inabiga Laleeyahay Ilaahay Kamagan Gal Shayaadiinta Kuwa Insi & Kuwa Jinba
Ufiirso Xadiiskan:- " Maalin Maalha Kamid ah ayaa Wuxuu Nabigu yidhi Mid Idinka Idinkamid Ahi Majiro Ilaa waalaraaciyey Shaydaankii Loowakiishay,
Markaasaa Lawaydiiyey Adigana ?
Wuxuu Yidhi Haa Bas Aniga Wuxuu Alle Iigu Gargaaray Kaygii Waa Muslimay Oo Khayr Mooyee Waxkale Ima Farayo "
Intaasaan Kujoojinaynaa Casharkeena
Inta Aan Iskaga Imaanayno Casharkeena Dambe oo ah Suurada Al-Falaq No.113
Wasalalaahu wasalama Calaa Sayidinaa Muxammad(scw)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment