Friday, July 4, 2014

AL QURAANUL KARIIM

Bishani ramaddan waa bil sharaf badan iyo cisi badan leh bishani oo ah bishii ALLE(swc) uusoo dajiyey Kitaabkani cadiimka ah samawiga ah AL-FURQAANKA ah kitaankani oo ah kitaabkii ugu dambeeyey laguna soodajiyey Nabigeena Muhammad oo ah khaatimu Nbiyiin 

kitaabkani Quraanka ah wuxuu inooga baahan yahay ilaalo badan kudhaqan iyo waliba Mushrikiinka Gaalada ah oo aynu tusno inuu yahay kitaabka xaqa ah ee aduun iyo Aakhriba kakaliya ee lagu faa'dayo uu yaha


Kitaabkani Quraanka ah waa mucjis ka hadlaya waxkasta oo soo dhacay ama umadihii hore soomareen iyo waxa hada dhaqacaya sidii looga waantoobi lahaa iyo waliba cilmul khaybka ama waxa Alle uu unoo qariyey oo laakiin iyadoo cad kujirta kitaabkani cadiimka ah sida:- Rumaynta Maalinta Aakhiro 

No comments:

Post a Comment