C/laahi bin cumar, Abiihurayrah & caa'isha(radiyalaahu canhuma):- waxayka wariyeen Nabiga(scw) inuu yidhi:- " wuxuu hoog usugnaaday kuwa uu anqawgoodu(cidib) ay cadahay ee anay gaadhin biyuhu marka ay waysaysanayaan hoogaasi oo ahaaday Naarta inay galayaan"
Cumdatul Axkaan Kitaabu Dahaara xadiis no.3
markaa Waa Inaynu Sifiican Biyaha Isu Gaadhsiino Oon hubino inay Biyuhu Meeshii sifiican Ugaadheen & Inkale si aynu uuga Badbaadno Naartaasi Nabigu(scw) sheegay
Allaha Inaga Dhigo Kuwii uu u naxariisto ee uu Janadiisa Macaan Uugu Manaysto, Alaha Soonkeena & salaadeheena Aqbalo
Wabilaahi Tawfiiq wasalalaahu calaa sayidinaa Muxammad(scw).
No comments:
Post a Comment